Maamulka G/Banaadir oo shaaciyay in hawlgal hubka looga nadiifinayo Muqdisho bilaabmayo
Muqdisho – Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay in magaalada Muqdisho ka bilaabayaan howl-gal lagu baarayo guryaha caasimada, kaasi oo lagu raadinayo xubnaha caasimadda ku dhuumanaya ee ka tirsan Al-Shabaab. Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda […]