Dad badan oo ku le’day qaraxyaadii maanta ka dhacay Jalalaqsi & Buule-burte
Baladweyn- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay sadax qarax oo Ismiidaamin ahaa oo ka kala dhacay degmooyinka Buulaburte iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Qaraxa ka dhacay degmada Buulaburte oo ahaa mid loo […]