Madaxa Maafiyada Talyaaniga Matteo Messina Denaro ayaa lagu xiray Sicily
Madaxa Maafiyada Talyaaniga Matteo Messina Denaro ayaa lagu xiray Sicily ka dib 30 sano oo baxsad ah. Dambiilaha ayaa la sheegay in lagu xiray xarun caafimaad oo gaar loo leeyahay oo ku taal caasimadda Sicily […]