M/w Xasan oo hogaamiyay banaanbax wayn oo Khawaarijta ka dhan ah oo ka dhacay Muqdisho
Muqdisho– Banaanbax billow ah “Kacdoonka Shacabka Muqdisho” ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo uu iclaamiyey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka dhacay garoonka kubadda cagta Injineer Yariisow ee magaalada caasimada ah. Madaxweynaha Soomaaliya […]