Ururka JWXO oo gunaanaday muhiimada muujinta xuquuqda dadka Soomaliyeed kadib isdaladii Itoobiya

Jigjiga- Ururka dib uxorayta S/Galbeed ee JWXO oo magaalda Jigjiga ku qabtay Shirka aqoonyahanka deegaanka ayaa ku lafaguray kuna booriyay umadda Soomaaliyeed waajibka muujinta xuquuqda dadka Soomaaliyeed kadib isbadaladii ay dowladda dhexe ee Itoobiya kula noqotay xuquuqaha ismaamulka qowmiyadaha. Isbadalan oo garab marsan dastuurka,ahna awood qabsi kalitisnimo ayaa meesha kasaaray hanaankii qabyada ahaa ee madaxa banaanaa ee deegaanada, kaasii oo khatar ku ah jiritaanka umadda Soomaaliyeed.

“Waxaan ku fikireynay jiilka Af-Axmaarka wax ku bartey inaan Soomaaliyeyno oo isagoo ONLF ah ka horgeyno Itoobiya” Cadaani Hirmooge, Afayeenka ONLF.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*