• Bandhigga Buugta
  • Muqaalka Farshaxanka
  • Kaydka Suugaanta
Waryaa News
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English
News Ticker
  • [ September 27, 2024 ] Somalia Seeks Stronger Ties with Azerbaijan for Defense Development Uncategorized
  • [ September 27, 2024 ] Dispute Over Africa’s UN Security Council Seat: Egypt and Ethiopia refuse joint statement at BRICS  Uncategorized
  • [ September 27, 2024 ] Somalia and Sudan Leaders at UN General Assembly to Strengthen Ties and Address Regional Conflicts News in English
  • [ September 22, 2024 ] Ethiopia Escalates Tensions by Arming Somali Regions and Amassing Troops at Border News in English
  • [ September 22, 2024 ] Egypt Poised for Peacekeeping Role in South Sudan, U.S. Secretary of State Reports News in English
HomeAuthorsWaryaa News

Articles by Waryaa News

Warka Doraad

Dawlada Federaalka oo akoono kale kaxirtay Khawaarijta

January 14, 2023 Waryaa News 0

Muqdisho– Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo barbar taagan yihiin Wasiirka Maaliyada iyo Wasiiru-dowlaha Amniga ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo ugu warbixiyay halka uu marayo dagaalka dhaqaale ee Al-Shabaab ka […]

Warkii Wiigii Hore

Ciidanka PSF ee Puntland oo kubiiray kacdoonka ka dhanka ah Khawaarjita ee Galgaduud

January 12, 2023 Waryaa News 0

Dh/Marreeb – Ciidamada PSF ee Puntland ayaa si rasmi ah ugu biiray gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Koonfurta gobolka Mudug, xili ay howl-galo culus ka bilaabanayaan deegaanada maamulka Galmudug. Cutubyo ka tirsan ciidanka […]

Warkii Wiigii Hore

Soomaaliya oo kubiiraysa Ururka isbahaysiga wadamada Afrikada Bari sananadkan

January 12, 2023 Waryaa News 0

Arusha- Wadamada xubnaha ka ah Urur goboleedka Bulshada Bariga Afrika (EAC) ayaa ku dhawaaqay in ay bilaabeen qorshaha ay Soomaaliya kaga mid noqonayso Ururkan. Tallaabadan ayaa looga gol leeyahay in lagu ballaariyo dhaqaalaha gobolka iyo […]

Warkii Wiigii Hore

Maamulka G/Banaadir oo shaaciyay in hawlgal hubka looga nadiifinayo Muqdisho bilaabmayo

January 12, 2023 Waryaa News 0

Muqdisho – Maamulka gobolka Banaadir ayaa maanta ku dhawaaqay in magaalada Muqdisho ka bilaabayaan howl-gal lagu baarayo guryaha caasimada, kaasi oo lagu raadinayo xubnaha caasimadda ku dhuumanaya ee ka tirsan Al-Shabaab. Guddoomiye ku-xigeenka amniga iyo siyaasadda […]

Warkii Wiigii Hore

M/w Xasan oo hogaamiyay banaanbax wayn oo Khawaarijta ka dhan ah oo ka dhacay Muqdisho

January 12, 2023 Waryaa News 0

Muqdisho– Banaanbax billow ah “Kacdoonka Shacabka Muqdisho” ee ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, kaasi oo uu iclaamiyey madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka dhacay garoonka kubadda cagta Injineer Yariisow ee magaalada caasimada ah.  Madaxweynaha Soomaaliya […]

Warkii Wiigii Hore

Horjoogihii Daacishta Somaliya ee ku dhuumata buuraha Galgala oo la dilay

January 12, 2023 Waryaa News 0

Garoowe– Maamul goboleedka Puntland ayaa shaacisay in ay dishay madaxii hawl-gallada Daacish ee gobolka Bari, kaasi oo lagu magacaabi jiray Abu-Albara Al Amani. War-saxaafadeed kasoo baxay Booliska Puntland ayaa lagu sheegay in Abu-Albara lagu dilay weerar […]

Ra'yiga

Warqad ku socota shirkada sahminta shidaalka xeebta Soomaaliya ee Coastline Exploration

January 10, 2023 Waryaa News 0

Gacaliye William iyo Yacquub: Waxaan akhriyay oo aan la socday si xiiso leh Heshiiska Wax-Soosaar Wadaagga Sahaminta Xeebta (PSA) ee Dowladda Federaalka Soomaaliya (SFG) Oktoobar 21, 2022. Heshiisku wuxuu shirkaddaada siinaya qandaraas gaar ah toddoba […]

Caafimaadka

Baanka Horumarinta Afrika oo daah-furay hay’ada aasaaska farmasiga Afrika

December 22, 2022 Waryaa News 0

Kooxda Bangiga Horumarinta Afrika ayaa si rasmi ah u soo bandhigtay hindise cusub oo ay ku midoobi doonto Midowga Afrika si kor loogu qaado awoodda Afrika si ay u soo saarto dawooyinka, tallaallada, ogaanshaha, iyo […]

Ra'yiga

Soomaaliya hadday ubaahatahay inuu aduunku hurdada ka tooso

October 24, 2022 Waryaa News 0

Hadda ka hor ma arkin wax la mid ah waxa aan ku arkayo Baydhabo iyo nawaaxigeeda Soomaaliya. Xeryaha, waxaa ku yaal teendhooyin fidsan ilaa mayl inta la arki karo. In ka badan 1 milyan oo […]

Ra'yiga

Rajada cusub ee Soomaaliya iyo xulafadeeda

July 7, 2022 Waryaa News 0

Soomaaliya, oo curdinka u ahayd dimoqraadiyadda Afrika 1960-kii, ayaa mar kale muujisay tusaale ku dayasho mudan oo gobolka ah, iyadoo si nabad ah oo aan horay loo arag loo kala wareejiyay doorashooyinkii la qabtay May […]

Posts pagination

« 1 … 7 8
  • Dawlada Kenya oo beenisay inay Safaarad ka furanayso Somaliland
    January 14, 2023 0
  • M/w Deni oo magacaabay guddiga Puntland ku meteli arrimaha federalaynta dalka
    January 14, 2023 0
  • Qaraxyo goor dhawayd kadhacay jalalaqsi
    January 14, 2023 0
  • Dawlada Federaalka oo heshay magacyada dadka baadda ugura Alshabaab
    January 14, 2023 0
  • Ciidanka Dawlada oo deegano cusub kala wareegay Khawaarijta
    January 14, 2023 0
  • NISA oo Muqdisho Hawlgal kusoo qabatay hub iyo qaraxyo
    January 14, 2023 0
  • Soomaaliya iyo M/Yurub oo xoojinaya iskaashiga
    January 14, 2023 0
  • Dawlada Federaalka oo akoono kale kaxirtay Khawaarijta
    January 14, 2023 0
Ra'yiga

Maxay Tahay Ujeedada Safarka Amiirka Imaaraadka ee Itoobiya

Ujeedka safarka hogaamiyaha Imaaaraadka Carabtu ma mid iskaashi dhaqaale, ganacsi, iyo caawin bini’aadantinimo ku salaysan baa mise xulafaysi siyaasadeed iyo farageinta xasiloonida Geeska Afrika?
  • Xiriirkii hore ee Masar iyo Soomaaliya ee Jadwalka Kaalandarka

  • Dagaallo Kuwee Baa Ugu Xun?

  • Carqaladaynta Cadaaladda

  • Caqliga iyo Dhaqanka Dagaal Sokeeye

Wararka Cusub

Roobab xoogan oo la filayo in ay ka da’aan Geeska Afrika ilaa Luulyo

April 27, 2024 0

Golaha saadaasha cimilada ee urur gobaleedka IGAD(ICPAC) ayaa soo saaray jimcihii digniin la xiriirta roobabka xoogan ee kusoo wajahan Geeska Afrika bilaha soo socda inta udhaxaysa bisha 5aad ilaa 7aad. Kuwaas oo saamayn wayn ku […]

Wararka Cusub

Xubno Danab ah oo loo xidhay xatooyo raashin

April 27, 2024 0

Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo ay shaqada uga joojisay oo ay xabsiga dhigtay xubno ka tirsan ciidamada Kumaandooska ee Danab, oo ah koox gaar ah oo uu Mareykanku tababaray, kuwaas oo ku kacay falal xatooyo […]

Wararka Cusub

Xassan Sheekh oo booqasho ku tagay Taansaaniya

April 25, 2024 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo oo martiqaad rasmi ah ka helay madaxweynaha Tansaaniya Marwo Samia Suluhu Hassanayaa aayaa gaadhay magaalada Daara-Salaam, halkaa oo si diirran loogu soo dhaweeyey isaga iyo wafdigiisa. […]

Wararka Cusub

U jeedka ka dambeeya mamnuucidda TikTok ee Soomaaliya

August 24, 2023 0

Dawladda Soomaaliya ayaa mamnuucday appka TikTok, ka fariimaha ee Telegram iyo website-ka sharadka online-ka ah ee 1XBet, si loo xaddido faafinta dhaqanka aan wanaagsaneyn iyo dacaayadaha been abuurka , siduu sheegay wasiirka isgaarsiinta ee Soomaaliya. […]

Wararka Cusub

Soomaaliya oo kudhow inay kubiirto Ururka Bulshada Afrika

August 20, 2023 0

Soomaaliya ayaa ku dhow oo hal talaaabo ujirta inay ku biirto Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC, iyadoo wada xaajoodyada ku aadan ogolaanshahooda ay bilaaban doonaan dhamaadka bishan. Xoghayaha guud ee EAC, Peter Mathuki, ayaa […]

Waryaa Media waa codka wadaniyiinta. Waa wargays u adeega danta dalka iyo muwaadinka Soomaaliyeed.
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English
  • Dagaallo Kuwee Baa Ugu Xun?
    August 16, 2023 0
  • Dhakaatiir ka digay khatarta Jabtida u adkaysata dawada oo xarun caafimaad Kenya ka dillaacday
    January 16, 2023 0
  • Qualcomm oo bilawday taageerida hal-abuurnimo ee tignoolajyada Afrika
    January 16, 2023 0
  • Ethiopia Escalates Tensions by Arming Somali Regions and Amassing Troops at Border
    September 22, 2024 0
  • NISA oo Muqdisho Hawlgal kusoo qabatay hub iyo qaraxyo
    January 14, 2023 0
Meta
  • Log in
  • Entries feed
  • Comments feed
  • WordPress.org
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English

Copyright © 2024 | Waryaa Media Inc.

Translate »