• Bandhigga Buugta
  • Muqaalka Farshaxanka
  • Kaydka Suugaanta
Waryaa News
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English
News Ticker
  • [ September 27, 2024 ] Somalia Seeks Stronger Ties with Azerbaijan for Defense Development Uncategorized
  • [ September 27, 2024 ] Dispute Over Africa’s UN Security Council Seat: Egypt and Ethiopia refuse joint statement at BRICS  Uncategorized
  • [ September 27, 2024 ] Somalia and Sudan Leaders at UN General Assembly to Strengthen Ties and Address Regional Conflicts News in English
  • [ September 22, 2024 ] Ethiopia Escalates Tensions by Arming Somali Regions and Amassing Troops at Border News in English
  • [ September 22, 2024 ] Egypt Poised for Peacekeeping Role in South Sudan, U.S. Secretary of State Reports News in English
HomeGanagsiga

Ganagsiga

Xogaha ganacsiga iyo dhaqaalaha

Ganagsiga

Jabuuti oo Honk Kong la gaartay heshiis ku kacaya $1B oo gagi dayax gamceed lagu dhisayo

January 16, 2023 Waryaa News 0

Dalka Jabuuti ayaa hadda qalinka ku duugay iskaashi ay la leeyihiin shirkadda Hong Kong Aerospace Technology Group si ay u dhistaan meel hawada sare oo dalka ah. Gaar ahaan, Djibouti waxay heshiis horudhac ah la […]

Ganagsiga

Dib uhabayn wayn oo ku socota dekadda Boosaaso

January 16, 2023 Waryaa News 0

Dekadda magaalada Boosaaso oo dhacda geeska waqooyi bari ee Soomaaliya ayaa tusaale cajiib ah u ah isku xirka amniga iyo kaabayaasha dhaqaalaha. Magaaladu waxay ka faa’iidaysatay dagaaladii sokeeye ee aafeeyay qaybaha koonfureed ee Soomaaliya sanadihii […]

Ganagsiga

Soomaaliya oo ballan-qaaday dhiirigalinta maalgashiga ganacsatada

January 16, 2023 Waryaa News 0

Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya, Saaxiibada Caalamka iyo Qeybaha kala duwan ee Soomaalida ayaa Isniintii iyo Talaadadii isugu soo baxay caasimadda dalka, shirkan oo ah kii ugu horeeyay abid ee Maalgashiga Caalamiga ah – taasoo fursad […]

Ganagsiga

Maalgelinta tignoolajiyada ee Afrika oo gaadhay in ka badan $492.3m

January 16, 2023 Waryaa News 0

Wadarta heshiisyada maalgelinta warshadaha tignoolajiyada ee qiimahoodu dhan yahay $492.3m ayaa lagaga dhawaaqay Bariga Dhexe iyo Afrika Noofambar 2022, oo ay hogaaminayso $150m maalgelinta hawlgelinta Fenix Games, marka loo eego xogta heshiisyada GlobalData. Qiimaha ayaa […]

Ganagsiga

Kenya oo shaacisay inuu kordhay dakhliga ganacsiga qaadka ka soo gala

January 16, 2023 Waryaa News 0

Nairobi– Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo cusub oo markale fursad siineyso dowladda Kenya, taas oo la xiriira Qaadka Miiraa ee ay ganacsatada dalkaas maalin weliba u soo dhoofiyaan gudaha waddanka Soomaaliya. Wararka […]

  • Dawlada Kenya oo beenisay inay Safaarad ka furanayso Somaliland
    January 14, 2023 0
  • M/w Deni oo magacaabay guddiga Puntland ku meteli arrimaha federalaynta dalka
    January 14, 2023 0
  • Qaraxyo goor dhawayd kadhacay jalalaqsi
    January 14, 2023 0
  • Dawlada Federaalka oo heshay magacyada dadka baadda ugura Alshabaab
    January 14, 2023 0
  • Ciidanka Dawlada oo deegano cusub kala wareegay Khawaarijta
    January 14, 2023 0
  • NISA oo Muqdisho Hawlgal kusoo qabatay hub iyo qaraxyo
    January 14, 2023 0
  • Soomaaliya iyo M/Yurub oo xoojinaya iskaashiga
    January 14, 2023 0
  • Dawlada Federaalka oo akoono kale kaxirtay Khawaarijta
    January 14, 2023 0
Ra'yiga

Maxay Tahay Ujeedada Safarka Amiirka Imaaraadka ee Itoobiya

Ujeedka safarka hogaamiyaha Imaaaraadka Carabtu ma mid iskaashi dhaqaale, ganacsi, iyo caawin bini’aadantinimo ku salaysan baa mise xulafaysi siyaasadeed iyo farageinta xasiloonida Geeska Afrika?
  • Xiriirkii hore ee Masar iyo Soomaaliya ee Jadwalka Kaalandarka

  • Dagaallo Kuwee Baa Ugu Xun?

  • Carqaladaynta Cadaaladda

  • Caqliga iyo Dhaqanka Dagaal Sokeeye

Wararka Cusub

Roobab xoogan oo la filayo in ay ka da’aan Geeska Afrika ilaa Luulyo

April 27, 2024 0

Golaha saadaasha cimilada ee urur gobaleedka IGAD(ICPAC) ayaa soo saaray jimcihii digniin la xiriirta roobabka xoogan ee kusoo wajahan Geeska Afrika bilaha soo socda inta udhaxaysa bisha 5aad ilaa 7aad. Kuwaas oo saamayn wayn ku […]

Wararka Cusub

Xubno Danab ah oo loo xidhay xatooyo raashin

April 27, 2024 0

Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo ay shaqada uga joojisay oo ay xabsiga dhigtay xubno ka tirsan ciidamada Kumaandooska ee Danab, oo ah koox gaar ah oo uu Mareykanku tababaray, kuwaas oo ku kacay falal xatooyo […]

Wararka Cusub

Xassan Sheekh oo booqasho ku tagay Taansaaniya

April 25, 2024 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo oo martiqaad rasmi ah ka helay madaxweynaha Tansaaniya Marwo Samia Suluhu Hassanayaa aayaa gaadhay magaalada Daara-Salaam, halkaa oo si diirran loogu soo dhaweeyey isaga iyo wafdigiisa. […]

Wararka Cusub

U jeedka ka dambeeya mamnuucidda TikTok ee Soomaaliya

August 24, 2023 0

Dawladda Soomaaliya ayaa mamnuucday appka TikTok, ka fariimaha ee Telegram iyo website-ka sharadka online-ka ah ee 1XBet, si loo xaddido faafinta dhaqanka aan wanaagsaneyn iyo dacaayadaha been abuurka , siduu sheegay wasiirka isgaarsiinta ee Soomaaliya. […]

Wararka Cusub

Soomaaliya oo kudhow inay kubiirto Ururka Bulshada Afrika

August 20, 2023 0

Soomaaliya ayaa ku dhow oo hal talaaabo ujirta inay ku biirto Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC, iyadoo wada xaajoodyada ku aadan ogolaanshahooda ay bilaaban doonaan dhamaadka bishan. Xoghayaha guud ee EAC, Peter Mathuki, ayaa […]

Waryaa Media waa codka wadaniyiinta. Waa wargays u adeega danta dalka iyo muwaadinka Soomaaliyeed.
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English
  • Kenya oo shaacisay inuu kordhay dakhliga ganacsiga qaadka ka soo gala
    January 16, 2023 0
  • Maahmaayo
    February 4, 2023 0
  • Ciidanka PSF ee Puntland oo kubiiray kacdoonka ka dhanka ah Khawaarjita ee Galgaduud
    January 12, 2023 0
  • Dagaallo Kuwee Baa Ugu Xun?
    August 16, 2023 0
  • East African nations agree on a joint military campaign to clear Alshabaab from the region
    February 2, 2023 0
Meta
  • Log in
  • Entries feed
  • Comments feed
  • WordPress.org
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English

Copyright © 2024 | Waryaa Media Inc.

Translate »