Ciidanka PSF ee Puntland oo kubiiray kacdoonka ka dhanka ah Khawaarjita ee Galgaduud
Dh/Marreeb – Ciidamada PSF ee Puntland ayaa si rasmi ah ugu biiray gulufka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Koonfurta gobolka Mudug, xili ay howl-galo culus ka bilaabanayaan deegaanada maamulka Galmudug. Cutubyo ka tirsan ciidanka […]