M/w Xasan Sheekh oo ku dhawaaqay in Soomaliya aadayso doorasho qof & cod ah

Dowladda Soomaaliya iyo dowladaha xubnaha ka ah federaalka ayaa Axadii shalay kadib shirkii madashaa qaran ee afartii maalmood ee lasoo dhaafay ka socday muqdisho, si wada jir ah ugu dhawaaqay in laga bilaabo, Juun 202,4 dalku ka bixi doono doorasho dadban una guuri doono doorasho qor iyo cod ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*