• Bandhigga Buugta
  • Muqaalka Farshaxanka
  • Kaydka Suugaanta
Waryaa News
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English
News Ticker
  • [ September 27, 2024 ] Somalia Seeks Stronger Ties with Azerbaijan for Defense Development Uncategorized
  • [ September 27, 2024 ] Dispute Over Africa’s UN Security Council Seat: Egypt and Ethiopia refuse joint statement at BRICS  Uncategorized
  • [ September 27, 2024 ] Somalia and Sudan Leaders at UN General Assembly to Strengthen Ties and Address Regional Conflicts News in English
  • [ September 22, 2024 ] Ethiopia Escalates Tensions by Arming Somali Regions and Amassing Troops at Border News in English
  • [ September 22, 2024 ] Egypt Poised for Peacekeeping Role in South Sudan, U.S. Secretary of State Reports News in English
HomeWarka Doraad

Warka Doraad

Warka Doraad

Dawlada Federaalka oo heshay magacyada dadka baadda ugura Alshabaab

January 14, 2023 Waryaa News 0

Muqdisho– Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ballan qaaday in uu faah faahin ka bixin doono tobaneeyo ka mid ah xisaabaadka Al-Shabaab ee Bangiyada iyo laacagaha teleefoonnada loo adeegsado oo ay dowladdiisu xannibtay. Madaxweyne Xasan oo […]

Warka Doraad

Ciidanka Dawlada oo deegano cusub kala wareegay Khawaarijta

January 14, 2023 Waryaa News 0

Muqdisho– Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa deegaanka ay ku dhow yihiin degmada Xarardheere oo ay shalay isaga baxeen xoogaga Al-Shabaab. Ciidamada huwanta ayaa […]

Warka Doraad

NISA oo Muqdisho Hawlgal kusoo qabatay hub iyo qaraxyo

January 14, 2023 Waryaa News 0

Muqdisho– Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ay xalay Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ka sameeyeen gudaha degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir. Howlgalkan oo ahaa bartilmaameed ayaa waxa ay […]

Warka Doraad

Soomaaliya iyo M/Yurub oo xoojinaya iskaashiga

January 14, 2023 Waryaa News 0

Brussels– Wasiirka Arrimaha Dibedda Soomaaliya Mudane Abshir Cumar Jaamac (Huruuse) iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmihii la soo dhaafay ku sugnaa magaalada Brussels ee xarunta Midowga Yurub ayaa kulamo natiijo wanaagsan ka soo baxeen la yeeshay […]

Warka Doraad

Dawlada Federaalka oo akoono kale kaxirtay Khawaarijta

January 14, 2023 Waryaa News 0

Muqdisho– Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya Cabdiraxmaan Yuusuf Al-Cadaala oo barbar taagan yihiin Wasiirka Maaliyada iyo Wasiiru-dowlaha Amniga ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo ugu warbixiyay halka uu marayo dagaalka dhaqaale ee Al-Shabaab ka […]

  • Dawlada Kenya oo beenisay inay Safaarad ka furanayso Somaliland
    January 14, 2023 0
  • M/w Deni oo magacaabay guddiga Puntland ku meteli arrimaha federalaynta dalka
    January 14, 2023 0
  • Qaraxyo goor dhawayd kadhacay jalalaqsi
    January 14, 2023 0
  • Dawlada Federaalka oo heshay magacyada dadka baadda ugura Alshabaab
    January 14, 2023 0
  • Ciidanka Dawlada oo deegano cusub kala wareegay Khawaarijta
    January 14, 2023 0
  • NISA oo Muqdisho Hawlgal kusoo qabatay hub iyo qaraxyo
    January 14, 2023 0
  • Soomaaliya iyo M/Yurub oo xoojinaya iskaashiga
    January 14, 2023 0
  • Dawlada Federaalka oo akoono kale kaxirtay Khawaarijta
    January 14, 2023 0
Ra'yiga

Maxay Tahay Ujeedada Safarka Amiirka Imaaraadka ee Itoobiya

Ujeedka safarka hogaamiyaha Imaaaraadka Carabtu ma mid iskaashi dhaqaale, ganacsi, iyo caawin bini’aadantinimo ku salaysan baa mise xulafaysi siyaasadeed iyo farageinta xasiloonida Geeska Afrika?
  • Xiriirkii hore ee Masar iyo Soomaaliya ee Jadwalka Kaalandarka

  • Dagaallo Kuwee Baa Ugu Xun?

  • Carqaladaynta Cadaaladda

  • Caqliga iyo Dhaqanka Dagaal Sokeeye

Wararka Cusub

Roobab xoogan oo la filayo in ay ka da’aan Geeska Afrika ilaa Luulyo

April 27, 2024 0

Golaha saadaasha cimilada ee urur gobaleedka IGAD(ICPAC) ayaa soo saaray jimcihii digniin la xiriirta roobabka xoogan ee kusoo wajahan Geeska Afrika bilaha soo socda inta udhaxaysa bisha 5aad ilaa 7aad. Kuwaas oo saamayn wayn ku […]

Wararka Cusub

Xubno Danab ah oo loo xidhay xatooyo raashin

April 27, 2024 0

Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo ay shaqada uga joojisay oo ay xabsiga dhigtay xubno ka tirsan ciidamada Kumaandooska ee Danab, oo ah koox gaar ah oo uu Mareykanku tababaray, kuwaas oo ku kacay falal xatooyo […]

Wararka Cusub

Xassan Sheekh oo booqasho ku tagay Taansaaniya

April 25, 2024 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo oo martiqaad rasmi ah ka helay madaxweynaha Tansaaniya Marwo Samia Suluhu Hassanayaa aayaa gaadhay magaalada Daara-Salaam, halkaa oo si diirran loogu soo dhaweeyey isaga iyo wafdigiisa. […]

Wararka Cusub

U jeedka ka dambeeya mamnuucidda TikTok ee Soomaaliya

August 24, 2023 0

Dawladda Soomaaliya ayaa mamnuucday appka TikTok, ka fariimaha ee Telegram iyo website-ka sharadka online-ka ah ee 1XBet, si loo xaddido faafinta dhaqanka aan wanaagsaneyn iyo dacaayadaha been abuurka , siduu sheegay wasiirka isgaarsiinta ee Soomaaliya. […]

Wararka Cusub

Soomaaliya oo kudhow inay kubiirto Ururka Bulshada Afrika

August 20, 2023 0

Soomaaliya ayaa ku dhow oo hal talaaabo ujirta inay ku biirto Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC, iyadoo wada xaajoodyada ku aadan ogolaanshahooda ay bilaaban doonaan dhamaadka bishan. Xoghayaha guud ee EAC, Peter Mathuki, ayaa […]

Waryaa Media waa codka wadaniyiinta. Waa wargays u adeega danta dalka iyo muwaadinka Soomaaliyeed.
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English
  • Baanka Horumarinta Afrika oo daah-furay hay’ada aasaaska farmasiga Afrika
    December 22, 2022 0
  • Ciidanka PSF ee Puntland oo kubiiray kacdoonka ka dhanka ah Khawaarjita ee Galgaduud
    January 12, 2023 0
  • Maalgelinta tignoolajiyada ee Afrika oo gaadhay in ka badan $492.3m
    January 16, 2023 0
  • DRC oo xidhay nin Soomaali ah oo weeraray kaniisad
    January 17, 2023 0
  • Siyaasadda Geeska Afrika & Sirdoon
    August 7, 2023 0
Meta
  • Log in
  • Entries feed
  • Comments feed
  • WordPress.org
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English

Copyright © 2024 | Waryaa Media Inc.

Translate »