Wararka cusub ee Geeska Afrika iyo Caalamka
Midowga Jaamacada Carabta oo Soomaliya ka cafiyay dayntii lagu lahaa
Tunis- Agaasimaha Midowga Warbaahinta Dowladaha Carabta, Mudane Cabdulraxiim Suleymaan, ayaa shaaca ka qaaday in Idaacadda iyo Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed laga cafiyay dhammaan deymihii hore ee Ururka. deyn cafintaan ayaa timid kadib shirkii 42-aad ee Golaha […]