Wararka cusub ee Geeska Afrika iyo Caalamka
Puntland oo ku guulaysatay doorasho qof & cod ah
Garowe- Shacabka maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta u dareeray doorasho qof iyo cod ah oo ah markii ugu horaysay ee doorasho noocan ahi ka dhacdo Soomaaliya ilaa dawladii shacabka ee lixdameeyadii. Doorashadan oo u gogol xaaadhaysa […]