Dhakaatiir ka digay khatarta Jabtida u adkaysata dawada oo xarun caafimaad Kenya ka dillaacday
Qayb ka mid ah dillaaca jabtada u adkeysata bakteeriyada ayaa ku dhufatay Kenya, sida ay sheegeen cilmi-baarayaal ka tirsan Machadka Cilmi-baarista Caafimaadka ee Kenya (Kemri). Dhakhaatiirta ayaa sheegay in jabtada super adkeysi u leh dawada […]