• Bandhigga Buugta
  • Muqaalka Farshaxanka
  • Kaydka Suugaanta
Waryaa News
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English
News Ticker
  • [ September 27, 2024 ] Somalia Seeks Stronger Ties with Azerbaijan for Defense Development Uncategorized
  • [ September 27, 2024 ] Dispute Over Africa’s UN Security Council Seat: Egypt and Ethiopia refuse joint statement at BRICS  Uncategorized
  • [ September 27, 2024 ] Somalia and Sudan Leaders at UN General Assembly to Strengthen Ties and Address Regional Conflicts News in English
  • [ September 22, 2024 ] Ethiopia Escalates Tensions by Arming Somali Regions and Amassing Troops at Border News in English
  • [ September 22, 2024 ] Egypt Poised for Peacekeeping Role in South Sudan, U.S. Secretary of State Reports News in English
HomeWararka Cusub

Wararka Cusub

Wararka cusub ee Geeska Afrika iyo Caalamka

Wararka Cusub

Puntland oo ku guulaysatay doorasho qof & cod ah

May 25, 2023 Waryaa News 0

Garowe- Shacabka maamul-goboleedka Puntland ayaa maanta u dareeray doorasho qof iyo cod ah oo ah markii ugu horaysay ee doorasho noocan ahi ka dhacdo Soomaaliya ilaa dawladii shacabka ee lixdameeyadii. Doorashadan oo u gogol xaaadhaysa […]

Wararka Cusub

Dowladda oo Khawaarijta kala wareegtay deegaano kale oo muhiim ah

January 17, 2023 Waryaa News 0

Dh/Marreeb– Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ayaa muddo 24 saac gudahood ah dib ula wareegay deegaan kale oo ay ku sugnaayeen Al-shabaab, sida uu sheegay wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya. Ciidamada wadajirka ah ayaa la wareegay gacan […]

Wararka Cusub

DRC oo xidhay nin Soomaali ah oo weeraray kaniisad

January 17, 2023 Waryaa News 0

Kinshasa– Mas’uuliyiin ayaa aqoonsaday ninka Somalida reer Keenya ah ee u xiran DR Congo (FARDC) oo lala xiriirinayo qaraxii Axadii ka dhacay kaniisad ku taal bariga DRC oo ay ku dhinteen ugu yaraan 10 qof. […]

Wararka Cusub

Idris Elba & Sabrina Dhowre oo ku baaqay in la maalgaliyo saboolka aduunka shirka Davos

January 16, 2023 Waryaa News 0

DAVOS- Aktarka Idris Elba iyo Xaaskiisa Sabrina Dhowre Elba ayaa ugu baaqay ganacsatada iyo hogaamiyayaasha Siyaasadda inay taageero dheeraad ah u fidiyaan Waddamada ugu Faqiirsan ee Maalgashi halkii ay ka heli lahaayeen Gargaar. Xafladdii furitaanka […]

Wararka Cusub

M/waynaha oo Baydhabo kaga qayb galaya shirka dibu-heshiisiinta K/Galbeed

January 16, 2023 Waryaa News 0

Baydhabo– Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta ku-meel-gaarka ah ee dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed. Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wafdigiisa ayaa ka qeyb-galaya shirka wada-tashiga iyo dib-u-heshiisiinta […]

Wararka Cusub

Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo Khawaarjita ka xoreeyay Xarar-Dheere

January 16, 2023 Waryaa News 0

Xarardheere– Ciidamada Dawladda iyo kuwa deegaanka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigeen deegaano ay ku sugnaayeen Al-shabaab mudo badan oo ku yaalla Badweynta Hindiya. Ciidamada ayaa la wareegay dekedda magaalada Xarardheere iyo sidoo kale magaalada […]

Wararka Cusub

M/w Xasan Sheekh oo warqada ka guddoomay saddex safiir oo cusub oo Reer yurub ah

January 15, 2023 Waryaa News 0

Muqdisho– Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Faransiiska, Netherlands iyo Slovakia ee loo soo magacaabay Soomaaliya. Munaasabad ku qabsoomtay Madaxtooyada Qaranka ayaa madaxeweynuhu […]

Wararka Cusub

D/Federaalka & Galmudug oo u dhaqaaqay sifaynta deegaanada ka hadhay Galmudug

January 15, 2023 Waryaa News 0

Dh/Marreeb- Dowladda Soomaaliya iyo Galmudug ayaa abaabul dagaal oo ka dhan ah Alshabaab ka billaabay degmada Wisil ee gobolka Mudug, halkaas oo la qorshaynayo inay xuddun u noqoto  howlgallada xoraynta Xarardheere iyo Ceelbuur. Kaddib markii […]

Wararka Cusub

Dad badan oo ku le’day qaraxyaadii maanta ka dhacay Jalalaqsi & Buule-burte

January 15, 2023 Waryaa News 0

Baladweyn- Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay sadax qarax oo Ismiidaamin ahaa oo ka kala dhacay degmooyinka Buulaburte iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan. Qaraxa ka dhacay degmada Buulaburte oo ahaa mid loo […]

Wararka Cusub

M/w Xasan Sheekh oo kulan laqaatay safiirada Midowga Yurub

January 14, 2023 Waryaa News 0

Muqdisho- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kula kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Marwo Tina Intelman iyo qaar ka mid ah Danjireyaasha dalalka Midowga Yurub u jooga dalkeenna ayaa […]

Posts pagination

« 1 2 3 »
  • Dawlada Kenya oo beenisay inay Safaarad ka furanayso Somaliland
    January 14, 2023 0
  • M/w Deni oo magacaabay guddiga Puntland ku meteli arrimaha federalaynta dalka
    January 14, 2023 0
  • Qaraxyo goor dhawayd kadhacay jalalaqsi
    January 14, 2023 0
  • Dawlada Federaalka oo heshay magacyada dadka baadda ugura Alshabaab
    January 14, 2023 0
  • Ciidanka Dawlada oo deegano cusub kala wareegay Khawaarijta
    January 14, 2023 0
  • NISA oo Muqdisho Hawlgal kusoo qabatay hub iyo qaraxyo
    January 14, 2023 0
  • Soomaaliya iyo M/Yurub oo xoojinaya iskaashiga
    January 14, 2023 0
  • Dawlada Federaalka oo akoono kale kaxirtay Khawaarijta
    January 14, 2023 0
Ra'yiga

Maxay Tahay Ujeedada Safarka Amiirka Imaaraadka ee Itoobiya

Ujeedka safarka hogaamiyaha Imaaaraadka Carabtu ma mid iskaashi dhaqaale, ganacsi, iyo caawin bini’aadantinimo ku salaysan baa mise xulafaysi siyaasadeed iyo farageinta xasiloonida Geeska Afrika?
  • Xiriirkii hore ee Masar iyo Soomaaliya ee Jadwalka Kaalandarka

  • Dagaallo Kuwee Baa Ugu Xun?

  • Carqaladaynta Cadaaladda

  • Caqliga iyo Dhaqanka Dagaal Sokeeye

Wararka Cusub

Roobab xoogan oo la filayo in ay ka da’aan Geeska Afrika ilaa Luulyo

April 27, 2024 0

Golaha saadaasha cimilada ee urur gobaleedka IGAD(ICPAC) ayaa soo saaray jimcihii digniin la xiriirta roobabka xoogan ee kusoo wajahan Geeska Afrika bilaha soo socda inta udhaxaysa bisha 5aad ilaa 7aad. Kuwaas oo saamayn wayn ku […]

Wararka Cusub

Xubno Danab ah oo loo xidhay xatooyo raashin

April 27, 2024 0

Dowladda Soomaaliya ayaa qaaday tallaabo ay shaqada uga joojisay oo ay xabsiga dhigtay xubno ka tirsan ciidamada Kumaandooska ee Danab, oo ah koox gaar ah oo uu Mareykanku tababaray, kuwaas oo ku kacay falal xatooyo […]

Wararka Cusub

Xassan Sheekh oo booqasho ku tagay Taansaaniya

April 25, 2024 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo oo martiqaad rasmi ah ka helay madaxweynaha Tansaaniya Marwo Samia Suluhu Hassanayaa aayaa gaadhay magaalada Daara-Salaam, halkaa oo si diirran loogu soo dhaweeyey isaga iyo wafdigiisa. […]

Wararka Cusub

U jeedka ka dambeeya mamnuucidda TikTok ee Soomaaliya

August 24, 2023 0

Dawladda Soomaaliya ayaa mamnuucday appka TikTok, ka fariimaha ee Telegram iyo website-ka sharadka online-ka ah ee 1XBet, si loo xaddido faafinta dhaqanka aan wanaagsaneyn iyo dacaayadaha been abuurka , siduu sheegay wasiirka isgaarsiinta ee Soomaaliya. […]

Wararka Cusub

Soomaaliya oo kudhow inay kubiirto Ururka Bulshada Afrika

August 20, 2023 0

Soomaaliya ayaa ku dhow oo hal talaaabo ujirta inay ku biirto Ururka Bulshada Bariga Afrika ee EAC, iyadoo wada xaajoodyada ku aadan ogolaanshahooda ay bilaaban doonaan dhamaadka bishan. Xoghayaha guud ee EAC, Peter Mathuki, ayaa […]

Waryaa Media waa codka wadaniyiinta. Waa wargays u adeega danta dalka iyo muwaadinka Soomaaliyeed.
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English
  • Qaraxyo goor dhawayd kadhacay jalalaqsi
    January 14, 2023 0
  • Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo Khawaarjita ka xoreeyay Xarar-Dheere
    January 16, 2023 0
  • Dawlada Kenya oo beenisay inay Safaarad ka furanayso Somaliland
    January 14, 2023 0
  • Ciidanka PSF ee Puntland oo kubiiray kacdoonka ka dhanka ah Khawaarjita ee Galgaduud
    January 12, 2023 0
  • Dowladda oo Khawaarijta kala wareegtay deegaano kale oo muhiim ah
    January 17, 2023 0
Meta
  • Log in
  • Entries feed
  • Comments feed
  • WordPress.org
  • Bogga Hore
  • Ra’yiga
  • Caafimaadka
  • Ganagsiga
  • Teknoolojiyada
  • Tacliinta
  • News in English

Copyright © 2024 | Waryaa Media Inc.

Translate »